Please Donate

Enter Amount:

Login Form






Lost Password?

Hadafka Jamciyadda  AL-SAGAL

Jamciyadda  Al-Sagal waxaa loo abuuray wax ka qabadka baahiyaha caafimaadka ee ka jirta bulshada soomaaliyeed dhexdeeda.

Siiba dadka bukaanka ah ee loo awoodi kari waayey in lagu daweeyoo dalka gudihiisa iyadoo aysan jirin adeeg caafimad oo dhamaystiran iyo qalab caafimad midnaba.
Jamciyaddu waxay xooga saaraysaa wax ka qabadka bixinta qofka bukaanka ah dawadiisa.

Sidoo kale, waxay shabakadu u soo bandhigayso xaalada qofka bukaanka ah,  jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dibadaha ku nool,  dadka waxbaxsanaya iyo shiriikadaha waawayn ee Soomaalida .

 

 Waa kuma qofka ilaahay Amaahiya, Amaah wanaagsan, oo markaa loo labo laamo, lana siiyo Ajri wanaagsan.  (Qur'an 57:11)  637_o.jpg